Booqashada Farmaajo ee Hargeysa, Bilowga, Dhamaadka Gooni-isu-taaga Somaliland!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan kula kulmey magaalada Adis Ababa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, kulankan waxaa ka soo shaqeeyey raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxaana uu ka dhacay xafiiskiisa, kulanka ayaa ahaa mid maqaamkiisa hoos loo dhigey, warbaahinta aan lala socodsiin wixii ka soo baxay, laakiin waxa jiritaankiisa iyo waxyaabaha looga hadley qaarkood … Continue reading Booqashada Farmaajo ee Hargeysa, Bilowga, Dhamaadka Gooni-isu-taaga Somaliland!